Kusoo dhawaada

Kusoo dhawaada Ururka ilaalinta qayraadka ee gobolka Östergötland. Kow iyo towan (11) xubnood oo gobolkan katirsan, waxaad fursad u leedahiin in aad ka qeeb gashaan waxbarashadda dhinaca qayraadka dabiicigga ee Iswiiden leedahay, iyo arrimaha deegaanka. Waxaad kaloo fursad u lahaandoontaan in aad ka qeebqaadataan qaybo kamit ah mashruucyo ururkan kamid ah. Ururka ilaalinta qayraadka oo loo yaqaan Naturskiddsföreningen shaqsi kastaa waa ku soo birikara.Waa urur madaxbanaan.
Hadaad u baahantay faah faahin dheeraad ah wsaxaad kala soo xiriiri kartaan boggan.
ostergotland.naturskyddsforeningen.se/start